KernApk
Apk bestanden voor Android
Korte info
Over het algemeen heeft apk-bestand Daariz(Daariz ) een beoordeling tussen 0 en 10. Dit is een cumulatieve beoordeling, de meeste van de beste apps op google play store hebben een beoordeling van 8 tot 10. Totaal reviews in google play store 0. Totaal aantal ontvangen vijf-sterren reviews 0. Deze app kreeg een slechte beoordeling door 0 gebruikers. Geschat aantal downloads schommelen rond 100,000+ downloads in google play store Daariz(Daariz ), te vinden in de categorie Onderwijs, met tags en werd ontwikkeld door Sahamiye Foundation. U kan hun website https://daariz.org bezoeken of info@daariz.org naar hen sturen. Daariz(Daariz ) kan op android-toestellen geïnstalleerd worden met 4.4(Kitkat)+. We leveren enkel originele apk-bestanden. Wanneer één van de materialen op deze site inbreuk maakt op uw rechten, rapporteer het ons dan. U kan ook apk of Google downloaden en het draaien via android emulatoren zoals big nox app player, bluestacks en koplayer. U kan ook apk van Daariz(Daariz ) downloaden en het op android emulatoren draaien zoals bluestacks of koplayer. Versies van Daariz(Daariz ) apk beschikbaar op onze site: 1.18. Nieuwste versie van Daariz(Daariz ) is 1.18, werd opgeladen op 2022/31/08
Schermafbeeldingen van Daariz
Beschrijving van Daariz

Daariz waa barnaamij xiiso leh, bilaash ah oo si fudud kaaga caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka Af-Soomaaliga goobkasta iyo goorkasta oo aad joogto.

Akhriska Af-Soomaaligu waxa uu lama-huraan u yahay waxbarashada, shaqada, xidhiidhka ehelka, adeegyada tignoolajiyadda cusub sida Zaad ama E-dahab iyo adeegsiga baraha bulshada oo ah waaga cusxidey ehid waaga cusub yo eeid.

Haddii aad tahay qof hadda bilaw ah iyo haddii aad aqoon kooban u leedahay afka Soomaaliga oo aad rabto in aad kordhisato, barnaamijka Daariz waa habka ugu habboon ee aad si dhakhso ah ugu barangato Af-Soomaali karto.

Haddaba si aad u bilawdo geeddiga aad akhriska ku baranayso ama aad cid boerenkool ku barayso, la soo deg barnaamijka Daariz. Waxa aad ka heli doontaa boqollaal cashar iyo laylisyo. Waxa intaa kuu dheer, sheekooyin kala geddisan oo aad dhammaantood heli karto adiga oo aan wax khad (internet) ah u baahan. Taasi waxa ay kuu suuragelinaysaa in aad goob kasta iyo goorkasta wax ku baran karto.

Waxbarashadu waa in ay noqotaa mid uu ardaygu xiiseeyo. Sidaasi darteed, mar kasta oo aad cutub ama cashar dhammeyso, waxa aad ku guuleysan doontaa neefaf geel ah (oo daruuraha kuugu xareysan!). Waxa aad kula tartami kartaa saaxiibbadaa adiga oo tirsanaya inta halaad ee aad ku guuleystay muddadii aad Daariz wax ka baranaysay.

Waxa aannu Daariz kusoo kordhin doonnaa barnaamijyo qofka akhriska bartaa ka heli doono waxbarashada dugsiyada oo la soo koobay iyada oo loogu talogalay dadkii aan fursad u helin in ay dugsiyol galaan. Barnaamijyadan oo bilaash ahi waxa ay suuragelinayaan in qofkii dedaal la yimaaddaa uu imtixaan u fadhiisto oo qaato shahaadadaha waxbarashada.

Haddii aad ka heshay barnaamijkan, fadlan xiddigaha qiimaynta shan na sii!

Versie geschiedenis Daariz
Nieuw in Daariz Somali 1.18
Waxa aanu ku soo darnay sheekooyin tiradoodu kor u dhaafayaan soddon oo ku jira heerka labaad. Sidoo boerenkool, waxa aanu hagaajinnay cillado farsamo. Waa ku ka!
Beoordeel deze app
Meer info
Ander Daariz Somali APK versies voor Android
Populaire Android apps